Paroles de la chanson Hymne national de Djibouti - Djibouti par Hymne national
Hinjinne u sara kacaCalankaan harraad iyo
Haydaar u mudateen.
Hir cagaarku qariyayiyo
Habkay samadu tahayoo
Xiddig dhi igleh hoorshoo
Caddaan lagu hadheeyaay.
Maxaa haybad kugu yaal.